ma xasuusata aktarka lagu magacaabo  vishal thakkar kaaso hore qayb ka aha dhawr aflaamood sida filimkii caanka ahaa ee Munna Bhai Mbbs ee Sanjay dutt uu hogaamiye ka ahaa waxaana filimkaas la daawaday sanadkii 2003

aktarkan hadda waxaa laga soo sheegaya war naxdin leh maadaama isaga la weysan yahay ku dhawaad 3 sano Vishal ayaa waxa uu waalidkiisa la noola hooyadiisa taaso lagu magacaabo durga iyadoo sheegtay inay wiilkeeda aysan arkin 3 sano

sidoo kale waxa ay sheegtay xiligii ugu dambaysay in iyada iyo wiilkeeda ay aadayn tiyaatarada si ay usoo daawadaab filimka Star Wars ka dib maka ay soo daawadayn filimka waxa ay sheegtay inay weysay wiilkiida kaaso lagu sheegay inuu yahay 33 sano jir sidoo kale waxaa arrintaan hadda baaraya booliska

booliska ayaa ilaa haatan aan helin cadeemo ku saabsan meesha uu ku dambeeyo vishal ka dib markii ay waalidkiisa waayeen waxa uu qoraal soo dhigay maalinta kowaad ee sanadka cusub isagoo asxaabtiisa ugu hambalyeenaya farxda sanadka cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here