Home » Nolosha Jilaayaasha » Ali Bhatt Iyo Markii Ay Ogolaatay Iney Ranbir Kapoor La Sameyso Muuqaal Dareen Iskusoo Dhowaansho Ah!!

Ali Bhatt Iyo Markii Ay Ogolaatay Iney Ranbir Kapoor La Sameyso Muuqaal Dareen Iskusoo Dhowaansho Ah!!

Alia Bhatt waxay isaga dhex jirtaa dabaal daga guusha filmkeeda Raazi kaaso tiyaatarada saaran sido kalen Big Hit noqday aydoo awoodeda sare u kacday.

Dhanka kale Bhatt xiriir jaceyl aye la leedahay atooraha Ranbir Kapoor maadama lagu xanto mudadii u dambeysay, hadaba waxaan idiin heynaa mar Alia ka dhawaajisay sameynta muuqaal dareen ku dheehan oo ay la sameyneeso Ranbir Kapoor.

Waxay ahed xili ay ka qeyb galesay barnaamijk Koffe With Karan sanadkii 2013 ayna ku weheliyeen Varun Dhawan iyo Sidharth Malhotra Ali waxa goobta lagu weydiyay iney magacaawdo Atooraha ay ogolaan lahed iney la sameyso muuqaalka isku soo dhowaansho ah dareena ku dheehan.

Waxay ku jawaabtay Ranbir Kapoor inuu yahay atoorahas ay jeclaan laheed iney la sameyso dareenka isku soo dhowaanshaha ah, fadlan halkaan hoose ka daawo Video-ga lagu wareestay xidigta.