Alia Bhatt iyo Deepika Padukone waa labo atiriisho oo saaxiibo ah qofba qofka kalena howsheeda ku taagersan iyo wax qabadkeeda.

Waxaa xusid mudan in xidigahan inta badan isku raacaan goobaha xafladaha markii ugu dambeysayna waxaa si wadajir ah loogu arkay xafladii dhalasho e SRK.

Alia Bhatt oo mar saxaafada wareysi ka qaadeysay ayaa wax laga weydiyay atiriishada Deepika Padukone waxayna tiri sida tan,” Hadii qurux qof aan ku tilmaami lahaa waxaan ku tilmaami lahaa Deepika waayo waa gabar qurux badan qaab dhismeed ahaan iyo shaqo ahaanba.”

“Marka laga soo tago quruxda ay udhalatay u fiirso shaqooyinka ay qabato oodhan waa kuwa qurux badan oo indhahaada ku raaxestaan ana waxaan qirayaaba hadii ereyga qurux lasoo magac qaadayoba waa Deepika oo lasoo magac qaaday ookale.”

Deepika amaan ayaa laga duldhacay balse xidigtaan fillmkeedi udambeyay e duubto kaaso la daawan lahaa 1 Dec caqabad weyn ayaa hortaagan heer nafsadeeda qatar gasho waxaan sugnaaba waa xiliga rasmiga ah ee lagu dhawaaqi doono filimkaan daawashadiisa…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here