Alia Bhatt aya sheegtey iney rabto shaqoyin badan iney qabato. Xidigtan aya Rabin in howsheda kaliya ahaato jilaa.

“Marabi inaan jilaa kaliya ahaado. Arintani ayan usheegey hooyadey marar badan. Waxan raba shaqoyin kala nooc ah inaan qabto hanoqoto inan producer noqdo oo an filiman sameyo, heesaa, amaba aan kamuuqdo shaqoyinka bulshada loo qabto.” Ayey tiri Alia.
“Waxan maqnaan raba 10- maalin nasiino ah midaasi wa caadi. Waxan raba inan barto waxyaabaha an fursada uheli waye sida, fanka, dance-ga, cunta karis iyo waqti inan laqaato bisadeyda.” Ayey tiri Alia Bhatt.”

Quruxleydan aya daaha ka qaadey ciyarta gacanta (mobile games) iyada iyo shabakad hagajiso games-ka mobeelada,  ciyaar lagu maamusayo nolosha xidigtan.’Alia Bhatt: Star Life’.

“Ma cayari kari game idaaliya, waxan ubahanahay ciyaar aan ku dago. Waxan ciyaara farmville iyo candy crush. Nolosheyda aya ah mid mushqul badan marka games ka ayan cayara si aan ugu nasto” ayey tiri Alia Bhatt.

Markey noqoto in aabaheda Mahesh Bhatt la cayaarto games ka, Alia aya sheegtey iney jeceshahay ciyaar walbo iney badiso.

“Waxan ahay qof tartanka jecel, marka an la cayarayo abaheyga, waxan xaqijina inan labadenabo badino” ayey hadalkeda raacisey Alia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here