Alia Bhatt Oo Bulgaria Ku Wajahan Ranbir Kapoor Iyo Kooxda Brahmastra Ayaa Sugayaan (+Sawiro)

Atirishada Alia Bhatt ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay usii socotay Bulgaria halkaaso ay kaga howl gali doonto filmkeeda Brahmastra oo duubstiisa wali dhimantahay waxanaa mashruucan la jilayaan xidigaha kala ah .

Ranbir Kapoor, Akkineni Nagarjuna, Amitabh Bachchan, Mouni Roy, Dimple Kapadia iyo kuwa kale waxaana la daawan doonaa sanadka dambe 2019 waana film Super Hero ah oo uu qarash gareenayo Karan Johar.

Hadaba Alia ayaa sawiro laga soo qatbay ayadoo Mumbai kasii baxeysa kuna wajahan dhankaa iyo saaxiibkeda Ranbir iyo kooxda Brahmastra oo Bulgaria kusugayaan.

Halkaan hoose ka daawo sawirada Bhatt laga soo qabtay:

Alia-bhatt-(3)

Alia-bhatt-(7)

teaser

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*