Atiriishada caanka ah Alia Bhatt xili hore ayeeba sii sheegtay raaxada guurkeeda iyo qaabka ay jeceshahay inee mustaqbal galmo ula wadaagto wiilka guursan doono 26 jir mayeel adag ayee noqotay gabadhaan.

Inta badan dadka caanka ah marka meelaha bulshada lagu weydiiyo mowduuca Galmo wey isaga aamusaan kama jawaaban xishood aawgii balse kuwa qaar ayaaba ka helaan mowduucaas durbana ka hadlaan sida Alia Bhatt oo geesinimo weyn muujisay.

Shirkada Magazine ee jilayaasha sawiradooda Cover ahaan usaartaan Page-kooda ayaa Alia Bhatt weydiiyeen hada kahor suaalo la xiriiran galmada si adag oo aan cabsi laheen ayeena kaga jawaabtay xidigtaan. Waxaa la weydiiyay marka hore qaab ah jeceshahay inee galmo u sameeyso mustaqbalka marka la guursado nooca galmada ay ka hesho waxayna tiri iyadoo ka jawaabeyso.

“The Classic Missionary waa nooca galmada aan ugu jeclahay wiilka iguursan doonana waxkale maba ka dalbanaayo (kadibna wey qososhay).”

The Classic Missionary waxaa loo yaqaana nooca ama habka ninka sare jiro kor maraayo haweeyneydana jiifto ama dhabarka ujiifto kadibna ninka kusoo seexanaayo haweyneyda labadooda indhoodna isku dhacayaan waana nooca ay Alia Bhatt ka hesho.

Sido kale waxaa la weydiiyay furaashoa nooca ay ka hesho inee galmo ku sameeyso waxayna tiri,”sariir dusheeda waliba sariir maryo cad-cad oo suuf kasameysan lagu furaashay ayaa aad u jeclahay.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here