Home » Nolosha Jilaayaasha » Alia Bhatt Oo Wadada Tareenka Joogto Ayadoo Filmka Gully Boy Duubeysa (+Sawiro)

Alia Bhatt Oo Wadada Tareenka Joogto Ayadoo Filmka Gully Boy Duubeysa (+Sawiro)

Atirishada Alia Bhatt ayaa ku guda jirta duubista filmkeda Gully Boy ee ay la jileyso atooraha Ranveer Singh markii ugu horeysayna la shaqeyneyso.

Waxaa sawiro laga soo qabtay ayadoo kusugan boostejada weyn ee Sion halkaas oo ah boostejada ugu caansan ugu na weyn wado ahaan Mumbai.

Alia Bhatt iyo kooxda Gully Boy nasiibkoda aya saaciday maadama shalay oo axad ahed galinkii hore dhan wax tareen ah uusan imaanin boostejadaas sidaas awged ayagoo fursadaas ka faaideysanayaa aye halkaas muuqaladii ay rabeen ku duubteen balse taa bedelkeeda waxaa goobta soo buuxsameyn dad weyno aad u fara badan oo doonayan inee daawadan Alia qaabka ay wax u jileyso.

Alia wa gabadha fadhida ee shaarka casaanka ah aa guduudka ah qabto sido kalena xirn jeemiska halkaan hoose kaga bogo sawirada aan soo helnay…

c3 (79)

c3 (75)

c3 (75)

c3 (73)

c3 (67)