Xiriirka ka dhaxeeya lamaanaha caanka ah Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt meeshii ugu sareeysay ayuu marayaa hader waliba Alia Bhatt jaceylkeeda dadka maba ka qarsan karto oo dadka hortoodo ayee ku muujisaa waxaana la hadal hayaa guurkooda.

Arrinka xiisaha badan ayaa ah in Alia Bhatt diyaar u tahay inee magaca Ranbir Kapoor jirkeeda ku qoroto qaab shabad ahaan sidii Deepika Padukone oo kale oo qoorra ugu qornaan jiray magaca RK.

Wareysi ay dhowaan bixisay waxay ku sheegtay in magaciisa ama lambarka uu aadka u jecel yahay ee number 8 in midkood jirkeeda Shabad ahaan ugu sameeysto maadama number-ka 8-aad Ranbir aad u jecel yahay waxyaabo badan oo noloshiisa u gaarka ah ayaa ku duugaan lambarkaas dadkana ma ogaan xitaa markuu kubada ciyaarayo lambar 8 ayuu ku ciyaaraa.

Sido kale Alia Bhatt waxay sheegtau inee jeceshahay 2 wiil inee u dhasho Ranbir Kapoor mustaqbalka kuwaaso sidiisa oo kale u qurux badan waa sida ay hadalka u dhigtee markaan hawada sare ayee jooggaa Alia jaceylka Ranbir hadal walba ayuu ka keenaya saxaafadana ay la wadaageyso.

Walaal xayeysiimaha Web-ka mid kamid ah kudhufo hadii aad awoodo abaal ayaan kaaga heynaa Mahadsanid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here