Home » Box Office » All Time Top Diwali Nett Grossers – Golmaal Again Oo Hogaaminaayo Filimada Lacaga Ugu Badan Ee Diwali La Daawado!!

All Time Top Diwali Nett Grossers – Golmaal Again Oo Hogaaminaayo Filimada Lacaga Ugu Badan Ee Diwali La Daawado!!

Golmaal Again wuu talaabsaday wxuuuna noqday filimka lacaga ugu badan ee la daawaday feestada Diwali wuxuuna iskoorkaan ku garaacay filimka Prem Rathan Dhan Bayo oo horey u keenay cimri ahaantisa 194.30 Crore sanadkii 2015.

Balse waa la isaga daba yimid arinkaa waayo Golmaal Again ayaa mudo 19 maalmood ah ku dhaafay lacagahaas wuxuuna keenay 195.50 Crore (Trade Figure).

Marka laga hadlaayo Blockbusterka ugu weyn ee Diwali la daawado tan iyo 90kii wali waxaa hogaanka u hayo SRK filimkiisa Dilwale Dulhania Le Jaayenge asigoo keenay marka sicirka maanta lagu jaan gooyo 475 Crore halka Raja Hindustani iyo Kuch Kuch Hota Hai oo ayagana Diwali la daawaday ay kusoo xigaan waxayna keenen lacagu markii maanta sicirka lagu jaangooyo ah 400 Crore Raja Hindustani iyo 350 Crore Kuch Kuch Hota Hai.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Filimada Lacaga Ugu Badan Keenen Kuwaaso Diwali La Daawaday 2010 Wixii Kadambeeay:

1. Golmaal Again (2017) – 195.50 crore (Mudo 19 Maalmood Ah)

2. Prem Ratan Dhan Payo (2015) – 194.30 crore

3. Happy New Year (2014) – 178.41 crore

4. Krrish 3 (2013) – 175.83 crore

5. Ra. One (2011)- 113.95 crore

6. Golmaal 3 (2010)- 108.06 crore

7. Ae Dil Hai Mushkil (2016)  – 106.40 crore

8. Jab Tak Hai Jaan (2012) – 101.59 crore

9. Son Of Sardaar (2012) – 88.68 crore

10. Shivaay (2016) – 84.83 crore

 

5 Responses to All Time Top Diwali Nett Grossers – Golmaal Again Oo Hogaaminaayo Filimada Lacaga Ugu Badan Ee Diwali La Daawado!!

  1. azad caraale

    November 8, 2017 at 4:56 pm

    zxp zalman khan flimkiisu wuxuu keenay Rs 210 crore
    xiyaa happy new year wuxuu kenay Rs 205 crore box office india ku jiraan ee la dawaday diwali zxp

    • Ali Aadan

      November 8, 2017 at 5:36 pm

      ugu horeyn waxa laga hadlaayo faham maqaalka dib ugu laabo iyo meesha uu ku xadidanyahay waxaa laga hadlaa aflaamta 2010 wixii kadambeyay kuwooda lacaga ugu badan keeneen ee feestada diwali la daawaday

    • Zakarie Abdi

      November 8, 2017 at 6:19 pm

      Sxb lacagaha aad soo qortay dhamaantooda waa Producer Figure lacagaha ay sheegtaan kooxaha filimada iska leh, anagana maba adeegsano lacagtaas oo shabakada Filimside sedex sano ayay ku dhow daha, waxaan adeegsanaa Trade Figure lacagaha kooxaha cajaladaha qeybiyaan baahiyaan laguna soo daabaco shabakada Boxoffice India.
      Walaal Boxoffice India kuma qorno lacagaha aad sheegeysid waxaa macquul ah inaad Boxoffice India kale kasoo xigatay, mana laga yaabo wax aan la hubin in halkaan lagu soo daabaco.

  2. azad caraale

    November 8, 2017 at 5:07 pm

    om shanti om (2007)-Rs 80 crore
    Golmaal returns(2008)-Rs 52crore
    All the Best (2009)-Rs 42crore
    Golmaal 3 (2010)-Rs 108crore
    Ra.one (2011)-Rs 115crore
    son of sardaar(2012)-Rs 102crore
    jab tak hai jaan (2012)-Rs 122crore
    krrish 3 (2013)-Rs 244crore
    happy new year (2014)-Rs 205crore
    prem Ratan Dhan payo(2015)-Rs 210crore
    shivaay (2016)-Rs 100.30 crore
    Ae dil hai mushkil(2016)-Rs 112.50crore
    Golmaal again(2017)-Rs 195.50crore

  3. azad caraale

    November 8, 2017 at 5:08 pm

    markaa flimo ka badan aya jira