Home » Box Office » All Time Worldwide Grossers: TZH Oo 500 Crore Sare U Dhaafay Isku Darka Gudaha India Iyo Daafaha Caalamka!!

All Time Worldwide Grossers: TZH Oo 500 Crore Sare U Dhaafay Isku Darka Gudaha India Iyo Daafaha Caalamka!!

Filmka Tiger Zinda Hai maalinti sabtida ahed si rasmi ah ku keenay 500 Crore (worldwide) iskudarka gudaha India iyo daafaha caalamka ganacsiga uu kasameyay.

Balse mudo 18 maalmood ah ama ilaa shalay oo isniin ahed ayaa waxay shabakada Box-officeka India soo xaqiijisay in TZH keenay iskudar ahaan 519 Crore (Worldwide).

Akhriste mid ogsonow TZH gudaha India oo kaliya waxuu ka keenay mudo 18 maalmood ah 312 Crore sidaan idiin la wadaagnay balse 312 Crore oo lagu daray daafaha caalamka lacaga uu mudo 18 maalmood ah ku keenay ayee waxay tagtay 519 Crore (Worldwide) sidaa u fahma.

TZH waxuu noqday filmka sedexaad ee Salman hogaamiye ka yahay kaasi oo darajada 500 Crore gaaray iskudarka gudaha India iyo daafaha caalamka waxaana horey darajadan u gaaren filmada kala ah Bajrang Bhaijaan iyo Sultan waxaana muuqata maalmo kadib in TZH gaari doono Dhoom 3 kaasi iskudarka gudaha India iyo daafaha caalamka soo xareyay 524 Crore.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Filmada Lacaga Ugu Badan soo xareyeen Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka:

1. Bahubali – The Conclusion – 802 crore

 

2. Dangal – 702 crore

 

3. PK – 616 crore

 

4. Bajrangi Bhaijaan – 604 crore

 

5. Sultan – 581 crore

 

6. Dhoom 3 – 524 crore

 

7. Tiger Zinda Hai – 519 crore (qiyaas ahaan) (mudo 18 maalmod ah)

 

8. Chennai Express – 396 crore

 

9. Dilwale – 372 crore

 

10. Prem Ratan Dhan Payo – 365 crore

 

11. Bajirao Mastani – 356 crore

 

12. Kick – 352 crore

 

13. 3 Idiots – 349 crore

 

14. Happy New Year – 342 crore

 

15. Ek Tha Tiger  – 308 crore

 

 

One Response to All Time Worldwide Grossers: TZH Oo 500 Crore Sare U Dhaafay Isku Darka Gudaha India Iyo Daafaha Caalamka!!

  1. suleiman

    January 9, 2018 at 2:52 pm

    walle lama karaaato salman khan waa atoore la isku haleyno karo bollywoodkana guul iyo awood iyo sidoo kale macaash siityo VIVA MY SALLU BHAI nolow inta nolol jirto