Home » Nolosha Jilaayaasha » Allu Arjun Iyo Mahesh Babu Ayaa Diiden inee La Dagaalaman Super Star Rajnikanth!!

Allu Arjun Iyo Mahesh Babu Ayaa Diiden inee La Dagaalaman Super Star Rajnikanth!!

Waxaan horey idiin kula wadaagnay in Super Star Rajni filmkiisa uu Gangester-ka ku jilaayo ee Kaala Karikaal la daawan doono 27 bisha April ee sanadkaan 2018 balse waxaan meesha yaala arin kale taaso ah in isla taariikhda horey loo sheegay in la daawan doono  Mahesh Babu filmkiisa  uu wasiir dowle ku jilaayo.

Sido kale Allu Arjun filmka uu ku jilaayo askariga xanaaqa badan Naa Peru Surya waxaa asna horey loo sheegay in la daawan doono 27 bisha April ee sanadkaan 2018.

Balse haatan wax walbo wey is bedelaan sababto ah Mahesh Babu iyo Allu Arjun waxay diiden in ay dagaal ka dhan la galaan ninka Koonfur India ugu awooda badan Rajni.

Sida wararka sheegen Allu Arjun filmkiisa iyo Mahesh Babu filmkiisa waxaa hal mar tiyaatarada la isla saari doona taariikhda marke tahay 26 April ayagoo 27 April Rajnikanth u baneyeen sababto ah waxay diiden in si toos ah sedex film hal maalin iskugu dhacaan sida awged maadama Rajni filmiisa Tamil yahay maalintas ayaa loo daayey halka kuwan kale Telugu yihiin.

 

3 Responses to Allu Arjun Iyo Mahesh Babu Ayaa Diiden inee La Dagaalaman Super Star Rajnikanth!!

  1. Abdulaahi Yuusuf

    February 14, 2018 at 12:55 pm

    filimside allu arjun filimkiisa udambeeyay DJ natiinadiisa maxey noqotay

    • Zakarie Abdi

      February 14, 2018 at 8:33 pm

      Waa Average ama filim guuleestay.

  2. Bade

    February 14, 2018 at 6:35 pm

    Sxb atariishadii filimka mirch ku jirtay ee Richa Gangopadhyay maxaa ku dhacay filimo ma sameysee