Allu Arjun iyo Ram Charan kaliya maahan labo aktar ka mid ah kuwa ugu magaca iyo awoodda badan shirkada Telegu sidoo kale waa labo walaalo maadaama ay labadooda aabo Chiranjeevi iyo Allu Arvinda ay yihiin walaalo koraad

dhawaan waxaa tiyaatarada dalka india la saaray filimka weyn ee Sye Raa Narasimha Reddy  kaaso si weyn u qabsaday daawadayaasha waxaana filimka hogaamiye ka ah aktarka Chiranjeevi halka uu soo saare ka yahay wiilkiisa Ran Charan

iyadoo Ram Charan iyo aabihiisa ay dhigtayn xaflada weyn kaaso ay ku casuumayn shaqsiyaad u dhow si ula dabaal-dagan guusha filimkooda Sye Raa Narasimha Reddy 

waxaana shaqsiyaadka xaflada kasoo qayb-galay ka mid ahaayeen qoyska Allu Arjun walaalkiisa Allu Sirish iyo aabihiisa Allu Arvunda sidoo kalena waxaa xaflada ku sugnaa Nikhil kaaso kasoo qayb-galay xaflada adeerkiiaa waxaana dhalay Nagarjuna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here