Staylesh Star Allu Arjun waxa uu ka mid yahay Superstar-yaasha ugu waa weyn ee Telugu heystaan waqtigaan waana actor guusha saaxiib la ah wuxuuna leeyahay taagerayaal fara badan oo ku nool gudaha hindiya iyo daafaha caalamka.

haddaba aktarkan ayaa dhawaan waxa la xaqiijiyay inuu markiisa ugu horeesay filom samayn doona door Police dhab ah iyadoo hadii doorka Police lasoo hadal-qaado waxaa markiiba lasoo hadal-qaadaya doorka Police waxaa kugu soo dhacaayo aktarada oo ku caan baxay doorkaas sida Mega Star Chiranjeevi , Nandamuri Balakrishna iyo aktarka Ravi Teja

hadda war soo baxaya ayaa wax ay xaqiijinayaan in Allu Arjun markan inuu door Police ah ku samayn  filim lagu magacaabo Icon iyadoo dad badna ay is weydiinaya inay hore u arkayn Allu Arjun oo jilaya door Police ah

haa midaas waa sax laakiin maysan ahayn door Police oo dhab ah hadad xasuusato filimka Race Gurram filimkaas Allu Arjun waxa kasoo muuqaal kooban uu ku jilay Police been ah si uu ugu aarguto Laadarka

aktarkan ayaa hore waxa uu ku dhawaaqay sadexdiisa filim ee xiga iyo kuwaaso ay u samayn doonan Directorada ugu caansan gudaha koonfurta waxaana ay kala yihiin Trivikram , Sukumar iyo Venu Stiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here