Home » . » Allu Arjun Walaalkiisa Allu Siris Filimkiisa Okka Kshanam Goos Gooska Laga Soo Bandhigay Caadi Ma Aha (+Video)

Allu Arjun Walaalkiisa Allu Siris Filimkiisa Okka Kshanam Goos Gooska Laga Soo Bandhigay Caadi Ma Aha (+Video)

Waxaa goos goos kooban laga soo bandhigay filimka Okka Kshanam oo hogaamiyaha ka yahay Stylish Star Allu Arjun walaakiis ka yar Allu Siris.

Caadi ma aha goos goos kooban ee laga soo bandhigay filimka Okka Kshanam love vs destiny waa filim jaceyl iyo qayaano isugu jiro oo Allu Sirish u dagaalami doona siduu u bad baadi lahaa jaceylkiisa oo aan la ogeyn qofka u gaarsanaayo.

Allu Sirish wuxuu kusoo caan baxay filimka Gouravam, sanadii 2013 waana jilaa wili caga dhiganin oo awooda u baahnaa aan helin wuxuuna rajo ka qabaa filimkaan.

Allu Sirish filimkaan wuxuu jaceyl kula wadaagi doona Surabhi, waxaa kaloo doorar muhiim ah ku leh Vennela Kishore, Praveen, Kashi Vishwanath, iyo Rohini waxaa qoraa iyo director ka ah VI Ananad waxaana la daawan doona Christmas-ka sanadkaan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *