Ameesha Patel waxay ahed atiriisho soo jiidasho leh bilawgii qarnigaan atoorayaal badan ayaana ku hamiyeen inee Filim la sameyaan si ay ugu dhowaadan waxayna kusoo caan baxday Kaho Na Pyaar Hai oo FIlim classic ah.

Xidigtaan dhib weyn ayee ku qabtay la shaqeynta atooraha Jimmy Shergill kaaso indhaha ka qaadi waayey gabadhaan horaadkeeda iyo xabadkeeda intii lagu guda jiray duubista Filimka Yeh Zindagi Ka Safar ee 2001 la daawaday.

Labadoodaba fanka wey ku cusbaayeen sidaa aawged waxaa la sheegay in Jimmy uu ka helay gabadhaan balse uu isku dayey inuu ka faaideysto duubista Filimkaan marwalba oo ay hees duubayaan ama muuqaal kaleba waxuu isku dayaayey inuu gacantiisa la aado horaadkeeda iyo xabadkeeda midaasna kuma qancin Ameesha xitaa kooxda Filimka ayaa ka yaabtay.

Marwalba muuqaalka la duubaayo wuu qaldaayey si loogu soo celiyo dhowr mar ayuuna gacantiisa la helay horaadkeeda ama xabadkeeda i kastoo edit lagu sameeyay muuqaalada kuwa badana laga tiray.

Balse kuwa qaar lama tirin oo waxaa loo arkay inee saas ku wanaagsan yihiin Ameesha wixii markaas ka dambeyay wey iska ilaalin jirtay la shaqeynta atoorahan oo cabsi ayeeba ka qaaday dhankiisa oodhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here