Home » Box Office » Amitabh Bachchan Iyo Akshay Kumar Filmkoda Family Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Amitabh Bachchan Iyo Akshay Kumar Filmkoda Family Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka Family ee ay wada jileen ama hogaamiyaal ka ahaayen Amitabh Bachchan iyo Akshay Kumar oo muuqaal marti ah misane la fidiyay kulahaa filmkaan.

Nasiib xumo bandhiga jilayaasha inkastoo uu sareyay hadana ganacsi ahaan waa film bur buray oo Disaster noqday.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Family iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Director: Rajkumar Santoshi

Jilayaasha filmka: Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Bhoomika Chawla, Aryeman Ramsey iyo kuwa kale.

Xiliga la daawaday: 13 January 2006

Tiyaatarada laga daawaday: 525

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.38 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 3.77 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 5.70 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.58 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 27.29 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 12.25 CroreTirada tikit u goosatay – 2-malyan 8, 3800 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  3.95 CroreNatiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –5.8/10

 

 

One Response to Amitabh Bachchan Iyo Akshay Kumar Filmkoda Family Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

  1. Abdiqani

    January 13, 2018 at 6:52 pm

    tnkz zxp waxan kuweydin laha
    filmka amith bachna uuku matalyo reer
    aqiraada cunga yariisa lasocdo natiijadis hit mise flop tnkz