Jilaaga Amitabh Bachchan iyo taageerayaashiisa waxay si fudud u soo jeediyeen in kooxda ragga ee ciyaara kirikitka Hindida ay si qarsoodi ah u sameystaan koox haween ah Megastar-ka Bollywood-ka habeenkii Arbacada ayuu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in ay qabaan fikirka ah in kooxda ragga ay suuragal tahay inay sameystaan koox dumar ah oo cricket-ka ah maaddaama ciyaartooyda ugu caansan Cricketka ee wada dhaleen dhamaantood gabdho

Waxuu soo qaatay liis dheer oo magaca ciyaartoyda iyo gabdhahooda…waxuuna kukeenay postigaan in Virat Kohli oo ah captain Cricket uu goordhaw filayo gabar

Bachchan ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray, “‘Talo soo jeedin ka timid Ef laksh gabar .. ma noqon doontaa Kabtan?” kooxda ciyaarta cricket-ka,

Dhanka shaqada, Amitabh Bachchan wuxuu heystaa Chehre, Jhund iyo Brahmastra. Jilaagan waxaa ugu dambeysay filimka Shoojit ee Gulabo Sitabo oo uu lajilay Ayushmann Khurrana.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here