Shaqsi walba si qaas ah hindida waxay ku riyoodaan maalin uun inee la kulmaan Mr.Amitabh Bachchan oo ah shaqsiga ugu magac weyn inta magaca India sheegata bal qiyaas xidigaan oo goob fagaaro ah qofkale ka ammaanay dareen ahaan qofkaas siduu noqon karaa hubaal ahaan baraf inuu maray ayaa la moodaa markii qof hinduu ah uu Big B ammaano.

Kangana xaalkeeda maanta waa sidaas oo kale ileen waxaa ammaan ugu qubeeyay xidigaha ay ka heybeysato Amitabh Bachchan, isagoo ku guda jira barnaamijkiisa Tv-yada laga daawado ew Baun Banega Crorepati xalqadiisa 11-aad ayuu Kangana meesha kusoo hadal qaaday.

Kangana Ranaut named as the ‘number one actress’ by Amitabh Bachchan on KBC 11; Deets Inside

Waxuu yiri isagoo Ranaut ka hadlaayo,”Kangana Ranaut waa atiriisho qurux badan Number One na ah sido kale caanimo iyo aqoonsi uma dhino waxayna ku guuleysatay abaal marino sharafeed caan ah sida National Award iyo Filimfare Award.”

Dabcan xalqadan Kangana wey daawatay ama hada kadib ayee daawan doontaa ileen waa loo sheegaa kadibna baraf ayaa mari doono markee maqasho hadalka Big B iyada ku ammaanay dhanka shaqada Ranaut waxay duubis kuwadaa Filimkeeda xiga ee Thalaivi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here