Gabar India kasoo jeeda oo magaceeda lagu sheegay Nandita Desai misane Muslimad ah ayaa weerar afka ah ku qaaday atiriishiiyinka India kuwooda Bollywoodka ah iyo kuwa koonfur caanka ka ahba.

Mudooyinkaan dambe waxaa soo badatay atiriishooyinkii magaalooyinka lagu qash-qashaado oo ay nabad ka heli la’yihiin Raggii dhowaan ayee ahed markii sushmita Sen ka hadashay wiil 15 jir ah oo ay kala yaabtay waxuu ku sameeyay xili goob bulsho ah la joogay.

Janhvi Kapoor ayaa dad badan soo dhex gashay kadibna Ragg qaar si qarsoodi ah u taa-taabteen, Ameesha Patel iyo ninkii Selfie-ga la galaayey waxuu ku sameeyay waa lawada ogaa.

Vidya Balan Airport-ga ayaa lagu dhibay dhamaan atiriishooyinkan iyo kuwa kaleba markii sidan anshax-xumo lagula kacaayey labis wanaagsan ma wadan oo jirkooda qeybo badan weysoo qaawiyeen oo dhar gaaban ayee xirnaayen.

Hadana xiliyada wareysiga laga qaado ayeee sheekooyinkan ka sheekeyaan, gabar Nandita la dhaho ayaa furka ku tuurtay atiriishiiyinka si guud ahaan Twitter-keda ayeena kusoo qortay qoraalkan waana muslimad gabadha.

“Waxaan la yaabay atiriishooyinka lasoo indho cad wadooyinka ayaa nalagu taa-taabtaa hadalkaas inee dhahaan ma ka xishoodaan miyaa war hadalkaas oo kale anagaa xaq uleh inaan dhahno.”

“Anagoo xijaaban oo jirkeena meel walba ka asturan ayaa Raggi nabad ka heli weynay markaa magaalada dan ka yeelano ii wey na qash-qashaadaan bal idinka oo is qaawiyay sidee u rabtaan inaa nabad ku heshaan.”

“Anigu waxaan ahay gabar muslimad ah xijaabkana waan ku faanaa bak gabar yahay hadii aadan muslim ahen ugu yaraan dhar wanaagsan xiro markaa magaalka aadeyso diinta doonto heyso ee balse adigoo Raggii isku bandhigtay inaa hadana dacwooto waa wax laga xishoodo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here