Chunky Panday gabadhiisa baraha bulshada caan ayee ka noqotay markaan marwalba si Update ah ayee taageerayaasheeda kula xiriirta warbixin walbana kula wadaagtaa waa atiriisho sal dhigatay sido kalena shacbiyada badan heshay.

Sanadkii hore bilawgiisa Ananya shacbiyad badan ma leheen dhanka baraha bulshada sida adiga oo kale aye ahed oo shacbiyad iska qiyaas ah ayee lahed laakiin maanta malaayiin dad ah ayaa isha kuhayaan sawiradeeda iyo qoraaladeeda misane ka falceliyaan.

Ananya Panday dazzles in little black dress & BFF Shanaya Kapoor calls her ‘Item’; See Pics

Atiriishadan Filimka Pati Patni Aur Woh waxay saaxiib dhow la tahay Shanaya Kapoor oo ah Sanjay Kapoor gabadhiisa iyo Suhana Khan oo ah Shah Rukh Khan gabadhiisa hadaba sawir ilqabad leh oo ay xirantahay labis ama dhar madow ayee soo dhigtay Instagram-ka.

Sawirka dadka wey ku mashquuleen saaxiibteed Shanaya ayaa Comments ahaan usoo qortay”qaas ayaa tahay boqoradeyda” Ananya waxay ku jawaabtay,”waan kuu xiisay si deg deg waa inaa u kulanaa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here