Home » Box Office » Anil Kapoor filimka uu aabo dhiig badan ku matalay Rishtey iyo sida uu Flop ku noqday

Anil Kapoor filimka uu aabo dhiig badan ku matalay Rishtey iyo sida uu Flop ku noqday

Rishtey wuxuu ka mid yahay aflaanta arimaha qoyska ka hadlaayo ee Anil Kapoor si heer sare ah u matalay jiliin ahaan sidoo kalena Karishma Kapoor iyo Shilpa Shetty iyagana doorarkooda si wacan ayay u mataleen.

Filimka Rishtey maanta oo kale 6 December 2002 ayaa la daawaday waana mashruuc guul dareestay oo Flop ah waxaana Director ka ahaaa Indra Kumar.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Rishtey iyo sida uu Flop ku noqday:

Xiliga la daawaday: 6 December 2002

Tiyaatarada laga daawaday: 260

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 68 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2.02 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.44 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 8.75 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 5.99 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 29.69 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.77 crore

Tirada tikit u goosatay – 3-Milyan 206,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 2.82 crore

Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 32.22%

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.5/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *