Madaalaha Bollywoodka Anil Kapoor waa 63 jir waqtigaan la joogo mana laga dareemo da’diisa waxaana usabab ah xarkaadkiisa iyo sida uu caafimaadkiisa kaga fikiro marwalbana muuqaalkiisa mid dhalaal ah oga dhigo.

Anil waxuu kasoo muuqan doonaa Filimada kala ah Manah iyo Takht xili Manag la daawan doono maalinta jaceylka aduunka Feb 2020 jilaagan ayaa wareyso siiyay saxaafada kagana hadlay shaqadiisa iyo noloshiisa gaarla ah si qaas ah qoyskiisa.

Anil Kapoor reveals that Salman Khan and he joke about being older than they are

Kapoor ayaa saxaafada la wadaagay kaftanka isaga iyo Salman Khan dhexmaro markee wada kulmaan waxaana xusid mudan xitaa xafladaha markee ku kulmaan in Anil bilaawo foodada asoo jilbaha ka qabsanaayo Salman waxuuna ka wadaa iiducey waad iga weyntahay kkkkkkk.

Anil waa 63 jir jilbaha ka qabsanaayo Salman oo 54 jir ah misane waxuu leeyahay waad iga weyntahe iiduce waad idhali kartaa ookale arimahaas dhowr jeer ayee xaflado ku muujiyeen kumanaan kun dad ahna kaga qosliyeen hadaba Anil sheekooyinkaas ayuu saxaafada xusuusiyay.

Waxuu yiri,”marke Da’ timaado aniga ma ahi qof qariya da’diisa rasmiga balse halmar ayaa qariyaa waana marka la kulmo Salman Khan ileen waa qof aan dabeecad ahaan is fahamsanahay waana is foodena xili walba waxaan isdhahnaa “Adeer”, “Abti”, “Walaalkeyg iga weynaayow” iyo hadalo lamid ah hadii aan aniga is yareeyo oo waad iga weyntahay isaga kudhaho asna waa iga daran yahay midkeenba midka kale da’ ayuu ku foodeyaa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here