Anupam Kher ” Sonali Bendre Waa Geesiyad”

Waxan Dhamaateen Oganahay Xaalada Ay Maalmahan Dambe Ay Sugnayd Atariishada Lagu Magacaabo Sonali Bendre Iyadoo La Dagaalamaysa Cudurka Kansar Oo Ku Dhacay. Rug Cadaaga Shactarada Bollywood-Ka Anupam Kher Oo Joogaya Magaalada New York Ayaa Soo Bandhigay Xaalada Sonali..

Isagoo Soo Qoray Qoraal Ah Sidan ” Ka Dib Markii Wada Sameenay Dhawr Film Aniga Iyo Sonali Iyo Anagoo Marar Badan Ku Kulmaynay Meelaha Bulshada Ah Iyada Waa Mid Mar Walba Ka Muuqda Dhal-Dhalaal Waana Qof Fur-Furan

15 Maalmood Ee Ugu Dambaysay Waxan Helay Fursad Aan iyada Kula Kulmo Si Fudud Waxan Ku Dhihi Karaa Waa Geesiyadeeda” Sonali Waxay Jirtaa 43 Sano Iyadoo Usbuucyo Ka Hor Shaacisay Cudurkan Iyadoo Iska Dhamaan Timaheeda Waxayma Dagaal La Galaysaa Cudurkan

Waxan Leenahay Soo Kabsasho Wanaagsan Sonali Bendre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*