Home » Box Office » Anushka, Alia, Tiger Iyo Jilayaasha Da’dooda 30 Kahoosesa Ee Ugu Guulaha Badan Bollywoodka (+Sawiro)

Anushka, Alia, Tiger Iyo Jilayaasha Da’dooda 30 Kahoosesa Ee Ugu Guulaha Badan Bollywoodka (+Sawiro)

Bollywoodka sanad walba waxaa soo galaan jiil cusub kuwaaso qaarkodna guulo wacan ka gaaran fanka halka kuwa kalena ku fashilmaan wax qabadkooda.

Hadaba waxaa jiraan jilayaal badan oo guulo wacan ka gaaren BOI sido kalena aflaamtoda darajo wanaagsan gaaren balse maqaalkena waxuu kusaleysanyahay ama ka hadlaa jilayaasha sanadkooda ama da’dooda ay ka yarthay 30 sano uguna guulaha badan Box-office-ka.

Ayagoo wadarta guud ee aflaamtoda ganacsiga ay sameyeen lacago badan soo xareyeen waxaana jilayaashas hogaanka u hayaan Anushka Sharma ,Alia Bhatt, Tiger Shroff iyo waliba Parineeti Chopra.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Jilayaasha 30 sano Kayar Ee Box-officeka Ugu Guulaha Badan:

Anushka Sharma:

anushka sharma

Sanadkeeda waa 29 sano ayee jirtaa

Filmada ay sameysay waa 16 film

Lacagaha ay Box-office-ka ka keenen filmadeda wadarta guud waa 1333 Crore

Hit-keda ugu weyn waa Filmka PK oo keenay 337.72 Crore (All Time Blockbuster)

Ali Bhatt:

alia bhatt

Sanadkeeda waa 25 sano ayee jirtaa

Filmada ay sameysay waa 9 film

Lacagaha ay Box-office-ka ka keenen filmadeda wadarta guud waa 613 Crore

Hit-keda ugu weyn waa Badrinath Ki Dulhania oo keena 114.11 Crore (Super Hit)

Parineeti Chopra:

Parineeti-Chopra-

Sanadkeeda waa 29 sano ayee jirtaa

Filmada ay sameysay waa 8 film

Lacagaha ay Box-office-ka ka keenen filmadeda wadarta guud waa 430 Crore

Hit-keda ugu weyn waa Golmaal Again oo keenay 205.58 Crore (Blockbuster)

Tiger Shroff:

tiger shroff

Sanadkiisa waa 28 sano ayuu jiraa

Filmada uu sameyay waa 5 film

Lacagaha ay filmadiisa Box-officeka ka keenen wadarta guud waa 340 Crore balse filmkiisa Baaghi 2 wali ganacsi wacan ayu wadaa marka lacagta rasmiga ah wali ma saldhigan ee Tiger filmadiisa wadarta guud ah.

Hit-kiisa ugu weyn waa Baaghi 2 kaasi oo ganacsigiisa ilaa hada maraya 150 Crore waxuu kudarsado ayaan arki doona (Blockbuster)

Lasoco Qeybta Xigta Iyo Jilayaasha Da’dooda 30 ka hoosesa ee ugu guulaha badan Bollywoodka.