Atiriishada Anushka Sharma waa mid kamid ah atiriishoyinka guusha usaaxiibka ah ee kudhowaad 10 sano fanka ku guda jiraan.’

xidigtaan caanka ah waa shaqsi jecel daawashada aflaamta Bollywoodka inkasto ay atiriisho tahay, waxaana la sheegay inee aad u xiiseeso SRK aflaamtiisa qaasata filimada kala ah Dil Se, DDLJi iyo Chak De India waxaa xusid mudan sido kale inee aad oga hesho doorkii Kareena Kapoor Khanee filimkii Jab We Met.

Anushka Bollywoodka waxay ka taagerta SRK iyo Rani Mukerji waana labada jilaa ay aadka u jeceshahay xidigtaan sida ay ayada hada kahor wareysi ku cadeysay.

SRK waxay la sameysay sedex filim kuwaaso kala ah Rabne Bana De Jodi, Jab Tak Hai Jaan iyo Jab Harry Met Sejal marka laga reebo JHMS labada kale Hit dhamestiran ayee noqdeen micnaha Blockbuster iyo Hit ayee kala noqdee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here