Aqbaar Cusub: Jr NTR Oo Bilaaway Isticmaalka Aalada Instagram-ka Iyo Post-giisa Kowaad!!

Super Star-ka reer Telugu Jr NTR ayaa bilaaway isticmaalka aalada Instagram-ka isagoo awal aanan isticmaali jirin waxuuna kusoo biiray liska jilayaasha koonfured ee aaladan shacbiyada kuleh sida Mahesh Babu oo kale.

Hadaba NTR waxuu soo dhigay ama ka dhigtaya Post-giisa kowaad aragtida kowaad ee filmkiisa xiga Aravindha Sametha inkastoo aragtidan in badan jir ahaan shabahdo aragtida filmkiisa hore ee Temper hadana xanaaqa ka muuqdo ayaa ah mida xiisa galin doonto taagerayaashisa waana film dagaal ah..

NTR durba waxuu helay shacbiyad dhan 14.1kun oo qof isagoo daqiiqad walba shacbiyadiisa kordhayaan isla maanta kaliya oo uu kusoo biiray Instagram-ka..