Home » Nolosha Jilaayaasha » Aqbaar Wanaagsan Salman Khan Oo Muuqaal Marti Ah Ku Lahaan Doono Reer Deol Filmkooda Yamla Pagla Deewana 3!

Aqbaar Wanaagsan Salman Khan Oo Muuqaal Marti Ah Ku Lahaan Doono Reer Deol Filmkooda Yamla Pagla Deewana 3!

Mega Star Salman Khan iyo reer Deol xiriir aad u wanaagsan ayaa kala dhaxeyo waana dad xushmad weyn isku hayo.

Dharmendra iyo Salman xiriir aad u dhow ayaa ka dhaxeya waqti walbana kulan aye wada qaatan ayagoo xitaa horey u wada shaqeyeen sido kalen Bobby Deol iyo Salman waa dad saaxiibo ah oo wada shaqeyn dhexmareyso.

Sidaa awged dad ka akdhow reer Deol waxay sheegen in Salman muuqaal marti ah ku lahaan doono filmka Yamla Pagla Deewana qaasatan hees marti ah oo uu shaashada kala soo muuqan doono Dharmendra, Sunny Deol iyo waliab Bobby Deol.

Waa aqbaar wanaagsan maadama Sallu shaashada la wadaagi doono reer Deol oo is wataan waliba heeskan waa hees si weyn loogu soo dhaweyn doono Mega Star Salman Khan.

Yamla Pagla Deewana 3 duubis ayaa kusocoto waaana la daawan doona  30 Maarso ee sanadkaan 2018 sida qorshaha ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *