Home » . » Aqristayaasha Filimside Jilaage U Codeeyeen Doorka Gangsternimo midka ugu wanaagsan SRK Vs Ajay

Aqristayaasha Filimside Jilaage U Codeeyeen Doorka Gangsternimo midka ugu wanaagsan SRK Vs Ajay

Maalmo ka hor waxaa idinla wadaagnay codeyn ahaa keebaa wanaagsan doorka gangsternimo Ajay Devgn Vs Shah Rukh Khan filimada Once Upen A Time In Mumbai iyo Raees.

Codeynta waxay ka hadleesay jiliin ahaa labada door gangsternimo filim ahaan iyo jiliin ahaan aktarka wanaagsan dhan walbo kalii waxaa ka hadleena filimada OUATIM iyo Raees.

Haddaba aqistayaasl badan oo nagu xiran ayaa codeyn kala duwan commenti ahaan ugu bixiyay webside-ka iyo page-ka facebooka aan ku leenahay.

Aqristayaasheena qiimaha badan %75 waxay u codeeyeen in Ajay iyo filimkiisa Once Upen A Time In Mumbai ka wanaagsanaa door iyo filim ahaan dhigiisa Shah Rukh Khan oo helay %25 cod.

Waad Mahad Santihiin Sida Aad Marwalbo Noola Fal Gashaan.

Marwalbo Garabkiina Ayaan U Baahanahay…….

 

 

 

4 Responses to Aqristayaasha Filimside Jilaage U Codeeyeen Doorka Gangsternimo midka ugu wanaagsan SRK Vs Ajay

  1. Asad Mohamed Ahmed

    December 1, 2017 at 5:32 pm

    AOTUM ayaa qiimo badan jiliin ahaan iyo gangesternimo markasta Ajey ayaa qiimo badan maba la isku barbardhigi karo

  2. cabdirashiid axmed rooble

    December 1, 2017 at 6:16 pm

    humraaz iyo ajanabi
    noogu xigsiiya.

  3. Ceerigaabo khaatumo hero

    December 1, 2017 at 6:29 pm

    Sxb markasta Ajay Devgn baa kuleh gaangiistarnimo waayo cidkula tartami kartaa majirto flimada

    KHAKEE iyyo COmpany

  4. A.R.c

    December 2, 2017 at 2:03 am

    Mr ajay ayaa kuwanàagsan