Nolosha Hollywoodka markaad ku biirtid lama mid noqoneyso sidey noloshaada aheyd kahor inta aadan ku biirin waxaana noloshaada saameynaayo isbadalo dhinacyo badan leh taasoo mararka qaar muuqaalkaaga isbadal weyn ku sameyneyso.
Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa qaar kamid ah jilyaasha Hollywoodka haatan qeybta ka ah sawiro laga qaaday inta aysan Hollywoodka kusoo biirin.
Adam Sandler

Amanda Seyfried

Ben Stiller

George Clooney

Gerard Butler

Leonard DeCaprio

Maddona

Matt Damon
