Waxaa shalay si rasmi ah uu Karan Johar usoo bandhigay aragtida kowaad ee Filimka Mr.lele kaaso uu hogaamiye ka yahay jilaaga caanka ah Varun Dhawan baraha bulshada ayuuna ku tilmaamay mashruucan iyo xiliga la daawanaayo.

Karan iyo shirkadiisa Dharma Productions waxay dhaheen sida tan,”kooxdii riyada dib ayee usoo noqdeen waxayna markaan ku midoweyn Filim shactiro dhameestiran ah oo 2021 la daawan doono waana Varun Dhawan oo kujilaayo doorka Mr.Lele 1 Janaayo 2021 ayaana la daawan doona.”

Mr. Lele FIRST LOOK! Varun Dhawan goes semi-nude for Shashank Khaitan's film

Kooxda riyada waa Varun Dhawan iyo Director Shashanka Khaitan oo dib u midoweyn sida uh kawado maadama uu mashruucan Director ka noqon doono Shashank kaaso Varun horey ugu sameeyay taxanaha Dulhania.

Sida aragtida kowaad laga dareemi karo Varun Dhawan jirkiisa inta badan waa qaawan yahay waxaana la sheegay inuu yahay mashruuc shactiro dhameestiran leh dhanka kale Dhawan bishaan waxaa usoo bixi doono Filimkiisa Street Dancer 3D oo siweyn loo wada sugaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here