Home » Arimaha Bulshada » Arday ku wareeray Imtixaanka oo LAX u galmooday iyo boliiska oo tallaabo ka qaaday (Sheeko yaab leh)

Arday ku wareeray Imtixaanka oo LAX u galmooday iyo boliiska oo tallaabo ka qaaday (Sheeko yaab leh)

Arday 23 sanno jir ah oo dhigta Jaamacadda Fresno State University ee gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu si sharci darro ah ugu galmooday LAX (Ido).

Ardaygaan oo aan magaciisa warbaahinta loo gudbin ayaa waxaa la qabtay subaxnimadii Talaadadii, waxaana boliiska wargeliyey Ardayda Jaamacadda Fresno State University kuwaasoo maqlay qeylada LAXDAAN.

Boliiska ayaa goobta yimid waxayna horay ka xireen 23 sanno jirkaan, kaasoo lagu soo eedeeyey inuu si sharci darro ah xayawaan ugu galmooday.

Waxaase la yaab laheyd in ardaygaani uu daaha ka qaaday inuu u galmooday laxdaan, oo ka qeyb aheyd barnaamijka taranta Jaamacadda ka dib markii uu ku wareeray imtixaanka.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa laga shakisan yahay inuu ardaygaani cabsanaa. Hadana Xabsiga ayaa lagu hayaa.