Qisada taxanaha Hercai waxaad moodaa season 2 in arimo badan meel la iska dhigaykuwaasoona season 1kii diirada saarnaa waxaana ka xusi karnaa;
-sheekadii Azaad iyo Juunuul iyo sidey u qiyaantay.
-Kahelowgii iiliif ay ka heshay Azaad waxaana qeybtii hore nalagu tusay in iiliif ay aad u daneyneyso azaad.
-xagee ku dhamaatay sheekadii Yaariin iyo Furaat waxaana ogeyn furaat oo isgaad gaad ku haayo yaariin.
-Xagee ku dambeeysaa Shahar-yaar oo aheyd jaasuusadii Haandaan?
-Xagee ku dambeeyaan dadkii la lahaa waxay soo doonanayaan Yaariin oo lasiin rabay?
Dhamaan arimahaan sidii loo soo galay Season 2 waa laga gaabiyay waxaana macquul ah hadii ay diirada saaraan in siro badan kashifbaan waana aragti ahaan.
Hadaba akhristow adiga sidee kula tahay?
Hhh iliiif iyo azaad way isgursanaya
Yariinniyo furaat sidoo kle
Arimaha kle maka hadli karo