Filimka Kaashvie Nair ayaa ah sheeko jacayl oo ay wada jilayaan Arjun Kapoor iyo Rakul Preet Singh ayaa shaqadooda isniinta dib ubilaabi doonaan. ,

Arjun Kapoor iyo Rakul Preet Singh ayaa dib uga bilaabayaan duubitaanka filmka magaalada Mumbai, Mashruucaan ayaa 21maarso ilaa 11 April duubis laguwaday sanadkaan balse waxuu ujoogsaday markii Xanibaada Convid 19 ee dhacday

Filmkaan dowlada india muranka ku abuuratay ayaa qeyh ka ah Neena Gupta iyo Kanwaljit Singh Seth sidoo kale qeyb ayey ka noqon doonaan jadwalkaan oo ay wehliyaan Divya Seth iyo kuwa kale. Kanwaljit wuxuu kamid ahaa jilaayaashii waaweynaa ee kasoo horjeedey qaraarkii dowlada ee uga mamnuucday jilaayaasha ka weyn da da 65 sano inay duubaan filimada, iyo showyada TV-yada

Qaraarka waxaa caqabad ku noqday oo baabi’iyay Maxakamada Sare ee Bombay, waxaa soo saare ka ah Bhushan Kumar, Divya Khosla Kumar, Krishan Kumar (T-Series) oo ay wehliyaan Monisha Advani, Madhu Bhojwani, Nikkhil Advani (Emmay Entertainment), iyo John Abraham (JA Entertainment)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here