Jilaaga caanka ah Arjun Kapoor ayaa si rasmi ah shaaca oga qaaday xiriirka uu la sameeyay gabar uusan horey u aqoonin baenaamij Tv-yada kabaxa uu dhowaan ka qeyb galay ayaana lagu weydiiyay arinkaan.

Sidaan wada ognahay Arjun wuxuu waqtigaan la socdaa atiriishada Malaika Arora oo mudo dheer lagu xaman jiray mana la oga waqtiga ay xiriirkooda ka dhaben doonaan misane is guursan doonaan.

Suaalihii barnaamijka lagu weydiiyay waxaa kamid ahaa waligaa gabar cidaada kuuso diyaariyeen xiriir mala sameysay oo ballan ma yeelateen? Waxuu yiri Arjun,”haa mar ayee igu dhacday nolosha dhabta ah sidaan atoore u noqday xiriirka noocaas ahna gabar ba la yeeshtay inkastoo uusan noqon mid waqti dheer jira waayo dsd mudo isla socday unbaa is fahmi karaan.”

Arjun waxuu sameeyay waa Blind Date waxaana la dhahaa marka qoyska kuuso diyaariyaan gabar aadan waliga la kulmin waxayna idin diyaariyaan meel gaar ah si aad ugu wada hadashaan waana meel labadiina la idinku balamiyay mana is garaneysaan waligiina ma kulmin labada qoysna arooskiina inu dhaco ayee rabaan waxaa la dhahaa Blind Date.

Waxaa kaloo Blind Date ladhahaa si lama filaan ah marka aad qof jaceylkaada ugu sheegatid meel bulsho ah qofkaaso aadan waligaa maalintaas kahor la kulmin marka labadaasba waa lagu qeexaa akhriste adi ahaan Blind Date masoo martay waligaa hadii aan idin la kaftano kkkkk.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here