Bollywoodka in la is faquuqo muuqaalka qofkana lagu takooro wax maanta iyo shalah bilawday ma aha waligeed ayee ka jirtay qof aan soo jiidasho laheen kaamerada horteeda looma ogolaan jirin si kasto xirfadiisa u sareyso.

Waxaan idiin heynaa 12 jilaa maqaam sare fanka hindiya ka gaareen maanta iyo shalay sida loogu diidi jiray inee shaqo ka helaan Bollywood ama soo galaan waxaana la dhihi jiray waad foolxuntihiin qurux ma lihidiin sidaa aawgwd shaqo idiin ma heyno hoos kaga bogo liiska jilayaashan.

1-Nawazuddin Siddiqui: doorarka ugu liita shaashada horteeda lagu jilo ayaa lasiin jiray xidigaan dhib ayuu usoo maray siduu door wanaagsan ku heli lahaa waxaana lagu faquuqi jiray qurux malihid aawged balse maanta waa mid kamid ah Ragga ugu tayada badan shirkadaan dadaal iyo dulqaad badan ayuu usoo maray.

Nawazuddin Siddiqui Young

2-Amitabh Bachchan: Maanta waa atooraha ugu maqaamka sareeyo fanka Hindiya ee 100 sano ka badan jiro balse dhamaadkii 60-maadkii xidigaan shaqo waa loo diidi jiray in Bollywoodka laga siiyo. Marka kowaad waad dhirir badan tahay ayaa la dhihi jiray marka labaadna codkooda waa weyn yahay labadaas caqabad ayaa heesatay Big B fagtii hore balse waaba labada uu maanta heerka ku gaaray tayo badana ka helay.

Amitabh Bachchan Got rejected for his looks

3-Arjun Kapoor: 2005 ilaa 2007 ayuu Arjun Kapoor atoore noqon lahaa balse shuluq ayaa tahay aa ladhihi jiray maadama miisaankiisa 140 kg sare usii dhaafay kadibna waxuu go’aansaday inuu marka hore miisaankiisa yareeyo kadibna atoore noqdo wuuna ku guuleystay midaas.

Young Arjun Kapoor

Lasoco Qeybta 3-aad maqaalkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here