Home » Nolosha Jilaayaasha » Armaan Kohli Saaxiibtisa Oo Dacwadii La Noqotay Balse Xabsiga Ayuu Kujiri Doona Ilaa 26 June!!

Armaan Kohli Saaxiibtisa Oo Dacwadii La Noqotay Balse Xabsiga Ayuu Kujiri Doona Ilaa 26 June!!

Armaan Kohli saaxiibtisa Neeru Randhawa  ayaa la sheegay inee dacwadeda la noqotay ayadoo markii hore jilaagan kusoo dacwesay inuu gacan qaad u geestay oo uu jir dil ku sameyay.

Neeru maalmo ayee Hospital-ka tiilay oo lagu dhabiibayey haatan waxaa la sheegay in maalinti shalay ahed ay dacwadeeda la noqotay waxaana macquul ah in ay isaga naxariisatay sido kalena qoyskiisa inee la kulmeen ayaa macquul ah.

Balse in lasii daayo waa la diiday ilaa 26 June laga gaaro sababto ah ka noqoshada dacwada waxaa qasab ah ayaa la dhahay in ay gaarto maxkamada sidaa awged maxkamadan waxaa la balay oo kiisan la furi doona 26 June intii laga gaarayana jilaagan xabsi ku yaala Mumbai si qaas ah saldhiga Bandra ayaa lagu heen doona…

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *