Home » Nolosha Jilaayaasha » Arman Kohli Oo Damaanad Laga Diiday Ilaa 26 June-na Xabsiga Lagu Heen Doono!!

Arman Kohli Oo Damaanad Laga Diiday Ilaa 26 June-na Xabsiga Lagu Heen Doono!!

Armaan Kohli sidaan horey idiin kula wadaagnayba xogtiisa Police-ka ayaa soo xireen ayadoo lagu eedeyay inuu u gacan qaaday gabadha uu xiriirka la lahaa ee Neeru.

Neeru dhaawacyo fara badan ayee ka sheegatay Armaan sidaa awged maalmo kahor ayaa jilaagan lasoo xiray doodi maxkamada Bandra ee Mumbai dib ayee u dhacday maadama kiiskan la furi doono 26 bishaan June sida la shaaciyay.

Armaan ayaa isku dayey in lagu siidayo damaanad intii laga gaarayao 26 June balse maxkamada weyka diiday waxaana la amray in lagu hayo xabsiga ilaa laga gaarayo 26 June.

Markii lagaaro waqtigii la isbalamiyay ayaa jilaagan xukunkiisa lagu qaadi doona maadama uu u gacan qaaday qof dumar ah misane aamintay oo xiriir uu lalahaa..

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *