Bollywoodka waxaa kudhex jiraan atiriishooyin badan oo arooska kahor uur qaadeen qaarkood ilmihii wey iska soo rideen maadama ballantii guurka looga baxay halka kuwa kalena dhaleen.
Maqaalkaan waxaan idinku bareenaa 8 aririisho oo caan ah kuwaaso intaan la guursanin kahor uur qaadeen maadama xiirir jaceyl dhab ah la lahaayeen nimankii ay Ragga ka dhex doorteen naftoodana ku aaminen.
Nasiib wanaag 8 atiriisho ee maqaalkan kuxusan dhamaantood Raggi ay uurka u qaade3n arooska kahor ayaa guursadeen oo ballankii arooska side tahay ayee oga soo baxeen qaarkood caruurtee dhaleen ayaa maanta caan ah.
Atiriishooyinkaas waxaa kamid ah Sridevi oo hooyo u ah Jhanvi Kapoor arooska kahorna uurka gashay waxaa kaloo kamid ah Sarika oo Kamal Haasan udhashay Shruti Haasan arooska kahor.
Dhamaantood arooska kahor ayee uur qaadeen waxayna u kala baxaan kuwa markii la guursaday kadib dhaleen iyo kuwa kahor arooska dhaleen sido kale qaarkood atiriishooyinkan hader lama qabo oo nimankaas wey kala tageen xili hore sida Konkana halka Sridevi geeriyotay hoos ka daawo sawiradooda.
Neha Dhupia:

Mahima Chaudhry:

Amrita Arora:

Celija Jaitly:

Sarika:

Sridevi:

Konkona Sen Sharma:

Veena Malik:
