Home » Nolosha Jilaayaasha » Arooska Wasoo Kordhay:Atiriishada Musalsalada Sameyso Shamin Mannan Iyo Atul Sharma Oo Is Guursadeen (+Sawiro)

Arooska Wasoo Kordhay:Atiriishada Musalsalada Sameyso Shamin Mannan Iyo Atul Sharma Oo Is Guursadeen (+Sawiro)

Waxaa dhacay aroos balse kahoreyay arooska Anushka Sharma iyo Virat Kohli kaaso ah arooska Atiriishada musalsalada sameyso ee Shamin Mannan iyo wiilka lagu magacaabo Atul Sharma.

Arooskan ayaa dhacay 3 bishaan Dec ayagoo isku aroosay goobta lagu magacaabo Dibrugarh  kaaso ah guriga ay leedahay xidigtaan Shamin.

Shamin waa gabar muslim ah deegaankedana yahay ASSAM waana mesha arooska kadhacay halka Atul yahay wiil hindu ah nikaax diinta islaamka ayuuna kunikaaxsaday ayagoo qaabka arooska udiyaariyen qaab hindu ah.

Balse waxaan la ogeyn inuu diinta islaam ka qaatay markuu guursaday iyo inkale hase ahaate wuxuu ahaa aroos nikaax ahaan diinta islaamka nikaaxeda udhacay balse damaashaad ahaan qaab hindu udhacay.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Aan Kasoo Helnay Arooskan Bilawgii Bishaan Dhacay: