Aslan oo dilay Miran aabihiis Hazar sidoo kalana afduubtay Reyyan iyo xamaasada xalqada 48daad taxanaha Hercai taasoo caawo soo galeyso.

1
3221

Sida aan ku wada aragnay goos gooska 2aad ee laga soo bandhigay taxanaha Hercai xalqadiisa caawo wuxuu ahaa mid aad u xiiso badan.

Goos gooska ayaana ka bilaabanayo Miran oo ku leh Aziiza “Aniga kama tirsani reer Aslan mana ka tirsani reer Sadogulu ee waxaan ahay Miran”.

Kadibna Caziiza ayaa Miran weydiineyso ma i dileysaa aniga? Miran ayaana si aan leex leexasho laheyn ugu jawaabayo: Haa waan ku dilayaa.

Waxaa xiga Aslan oo afduuban doono Reyyan misna doonayo inuu xoog ku wato kadibna waxaa kawar helaayo Miran oo goobta imaanayo ayadoona Aslan uu bistoolad madaxa ka saarayo Reyyan sidoo kalana Miran asigana wuu hubeysanyahay.

Waxaa goobta soo gaarayo Hazar oo Aslan ku dhahaayo gabadheyda iisii daabalse Aslan ayaa diidayo midaas, wuxuuna xabada ku ridaa Miran balse xabadii Miran loo waday waxaa isku dhigaayo aabihiisa Hazar oo ay ku dhaceysaa.

Xalqada caawo fiidkii ayay soo galeysaa ayadoo turjumana bari ayaad heli kartaan waana xalqo aad u xiiso badan ayadoona Hashtaaga xalqada uu yahay #Qofbaa_gudaha_qalbigeyga_kudhintay

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here