Asuka Oo Arbushtay Dabaaldagii Carmella Ee Magaalada London


SmackDown women’s champion Carmella Ayaa Xalay  Imaaday Inay Sameysato Dabaaldag La Magac Baxay “Royal Mellabration” Kaaso Aan Ku Shaacinay Website Ka Usbuucii Hore, Iyadoo London Ahayd Xalay Bandhiga Goobta u Ka Dhacayay.

Carmella Ayaa Ka Hadashay Waxyaabo Badan. Iyadoo Wax Ka sheegaysa Dhawaaqida Englishkan Ay Ku Hadlaan British ka Aya Waxaa Goobta Yimid General Manager ka Smack Down Live Paige Oo Ka soo Jeeda England.

The GM Ayaa Carmella U Sheegtay Qofka Ay Wajahayso Money in the Bank — Qofka Kale Maahan Waa Asuka,

Oo Si Dhakhsi Leh Ku Timid Ringaha Iyadoo Si Dhakhsi Lehna Ku Carartay Carmella

Hadda Waa Mid Rasmi Ah Ciyaartooda