Atariishada caanka ee lawada jecelyahay oo sawiro laga soo bandhigay xili ay ku guda jirtay duubista taxanaheeda cusub ee Aziza.

0
885

Atariishada Hande Ercel waa atariishada haatan loogu jecelyahay uguna shacbiyada balaaran atariishooyinka turkida ayadoona taxanihii ugu dambeeyay ee ay kasoo muuqatay uu ahaa taxanaha Halka balse Ratinga ku fashilmay.

Taxanaha Halka ayaa gabi ahaantiisaba la iska joojiyay sanadkaan bilowgiisa waxayna atariishadaan bilowday mashruuc cusub oo la yiraahdo Aziza kaasoo ay atariisho koowaad katahay waxaana lawado jilaaga caanka ah ee Bugra Gulsoy.

Hadaba taxanaha Aziza ayaa duubistiisa maanta la bilaabay waxaana idinla wadaagi doonaa sawiro laga soo bandhigay atariishadaan xili uu duubista taxanahaan xiisaha leh socday;

Halkaan hoose ka daawo;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here