Atiriishada Illean waa atiriisho Bollyywod iyo Koonfurma ka xamaalata sido kalen caan noqotay waana atiriisho guusha usaaxib ah waqtigaan.

33 jirtaan quruxda badan ayaa ku waalan quruxda iyo dabeecadaha qaar ee ay leeyihiin atiriishoyinka Bollywoodka.

Marka aan ka hadalno dhanka Illeana xidigtaan waxay si rasmi ah ucadeysay inee dooneyso wax inee ka qaadato Deepika iyo Anushka Shetty.

Waxaa la weydiiyay suaasha ah hadii ay jiraan waxyaabo ay ku jeceshahay Jilayaasha Bollywoodka ayna jeclaan lahed inee hesho isla waxaas ookale.

Illeana ayaa sheegtay ineesan waxba ka rabin Aishwarya Rai Bachchan balse ay dooneyso Energy-ga (Tamarta saaidka ah) taaso ay Priyanka isticmaasho.

Sido kale waxay sheegtay inee dooneyso doorarkii fiicna ee ay atariishada Sridevi qaadan jirtay ookale inee qaadato qaasatan Sridevi doorkii ay ka cayaartay filimka Mr. India ookale.

Intaas kuma aysan hakinine waxay kaloo sheegtay inee aad ujeceshahay lugaha dhaadheer ee ay leedahay atariishada Deepika Padukone waxayna jeclaan laheed inee lugahaas ookale yeelato.

Ugu dambeyn Illeana waxay dooratay deebacada iyo hab dhaqanka wanaagsan ay leedahay atariishada Anushka Shetty waana waxa ugu weyn ee ay jeclaan lahed xidigtaan.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here