Atiriishada Juhi Chawla waa hooyo lagu faano waxayna hooyo u tahay labo caruur ah kuwaas oo lakala dhaho Jahnavi Mehta oo gabar ah iyo wiil lagu magacaabo Arjun Mehta.

Xidigtaan ayaa ah shaqsi inta badan taagerayaasheda la wadaagta sawirada qoyskeeda iyo Video kala duwanba.

Hadaba maanta ayee waxay baraha bulshada soo dhigtay sawir xasuus ah oo ay hada kahor la gashay gabadheeda Jahnavi Mehta waxayna soo raacisay qoraalkan.

“Waa gabadheydii yareyd ee Jahnavi Mehta waana anigoo haayo waxaana soo xasuusta maanta xili hore iyo waqtigii quruxda badnaa ee aan la qaadanayey markaa sawirkaan galeynay.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here