Atariishada Kajal Aggarwal oo ayadoo Bakini xiran xeebaha wadanka Maldives dalxiis u joogto. Sawiro.

0
1245

Atariishada Super Starada ka ah Koonfurta India sidoo kalana qeybta ka ah Bollywoodka ee Kajal Aggarwal ayaa fasixii sanadka cusub u joogto wadanka Maldives xeebihiisa ayadoona halkaas fasax ku qaadaneyso.

Kajal oo koonfurta atariisho weyn ka ah ayaa Bollywoodka kusoo biirtay sanadkii 2011dii markii ay kasoo muuqatay filimka hirgalay ee Singham kaasoo ay lawada Ajay Devgan waxaana ugu xigay filimka Special 26 oo ay lawada Ajay Devgan ayadoona sanadka dambe 2020ka la imaan doonto filimka Mumbai Saga.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada atariishadaan laga soo qabtay;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here