atariishada caanka ah Tv-yada Nalini Negi taaso lagu yaqaaano musasalo badan sida Naaamkaran iyo kuwa kale oo badan ayaa waxaa loo geystay jir dil ba’an

kaaso ay isugu tagayn saaxibadeeda ay isku guriga dagan yihiin atariishada lagu magacaabo Preeti Rana iyo hooyadayda waana arrin si weyn loo hadal-hayo

sida lasoo warinaayo arrinkan ayaa ku bilowday markii Nalini Negi ay ka codsatay Preeti Rana iyo hooyadayda inay guriga u baneeyaan mudo gaaban maadaam ay iyada u imaanaayeen waalidiinteeda si ay ugu hadlaan arrimo qoyseed

waxaana arinkan ka aqbashay Preeti laakiin Nalini Negi ayaa wad ay ka war heshay iyadoo dhulka taala sidoo kalena ay isugu tagayn Preeti iyo hooyadayda

Preeti Rana iyo hooyadayda ayaa waxa ay si xun u garaaacayn Nalini Negi ilaa iyo inta ay ka mir-daboolantay sidoo kalena waxa ay labadooda dhaawac daran u gaystayn wajiga  Nalini Negi waxaana durba Nalini Negi ay aaday saldhiga iyadoo dacwad ka gudbisay Preeti Rana iyo hooyadayda

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here