atariishada lagu magacaabo Ponam Pandey waa atariisho ka mid ah atariishooyinka ugu shidan xiligan cusub iyadoo u dhaxaysa dhamaan shirkadaha kala duwan ee dalka india sida Kanada , Hindi , Telegu iyo kuwa kale oo badan
hadda atariishadan waxa ay loo qiray inay tahay gabadha ugu shidan baraha bulshada ka dib markii ay barteeda Instagramka soo dhigtay sawiro iyo Video aan caadi ahayn kaaso ay iyada ku xayeesiinaysay App-keeda websiteka ah ee cusub kaaso lagu magacaabo
www.thepoonampandeyapp.com
iyadoo hore Ponam lagu ogaa inay baraha bulshada soo dhigto sawiro abuuray muran iyo dood maadaama sawiradaas ay yihiin kuwa ay atariishadan badanaa jirkeeda qaawan yahay haddaba hoos ka eeg sawirada iyo videoga ay atariishadan soo dhigtay barteeda Instagramka
