Atirishada Priyanka Chopra waa mid kamid ah atirishooyinka ugu quruxda badan Bollywoodka ayadoo ay u gaar tahay ine noqotay gabadha dunida ugu quruxda badan (Mss World).

Atariishada caanka ka ah Bollywood Town laakiin sanadahan dambe waxaa ay u wareegtay samaynta aflaamta Mareykanka ee Hollywood Priyanka Chopra oo dhawaan waxa ay guursatay fanaanka reer america nick jones

iyadoo bishii Agust ee Sanadkan Priyanka Chopra ayaa waxaa  daaha looga rogay taalo cusub kaaso la dhigay ee New York  kasoo muuqaalkeeda laga sameeyay oo ah Madame Tussaud waxaana Taaladan loo bixiyay Priyanka Chopra Jonas.

hadda mar kale ayaa atariishadan loo sameeyay isla taalo kaaso lagu sameeyay dalka Australia gaar ahaan  caasimadiisa Sydney Priyanka Chopra ayaa hore u noqotay qofkii ugu horeeyay ee loo sameeyo afar taalo oo kala duwan nooca xabagta ka sameesay ee caanka ah loona yaqaan Madame Tussaud

Wax waxayna taaladan loo sameeyaa inta badan shaqsiyaadka caanka ah ayadoo la dhigayo madxafyo kala duwan oo ay Madame Tussaud iska leeyihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here