Atariishada taxanaha Cukur ee Dilan Deniz oo gacanta ka jabtay xili howlaheedii shaqo dib loo dhigay.

0
719

Dilan Deniz waa gabadhii kaalinta labaad ka gashay Miss Turkey 2014tii waxayna sidoo kalana kasoo muuqatay taxanayaal badan asigoona midkii ugu dambeeyay uu ahaa taxanaha Cukur kaasoo ay labadiisa Season hore atariisho ka aheyd.

Hadaba atariishadaan ayaa xili ay jimicsi ku gudo jirtay gacanta ka dhaawacmatay waxayna tani sababtay in taxanaheeda xiga dib loo dhigo lana sugo ilaa iyo inta ay kasoo kabsaneyso waana taxane weyn sidoo kalana miisaanyiad weyn xambaarsan waxaana qorshaha yahay in lagu duubo meel kabaxsan turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here