Fanaanada caanka ah ahna atariishada reer Mareykan ee Mariah Carey ayaa todobaadkaan u dabaal dagtay sanad guuradeedii 50aad ayadoona sidoo kale barteesa Instagramka kuleh 58 Million Flowers.
Majalada Dail Mail ee kasoo baxdo UK oo warbixin ka qortay atarishadaan xili ay u dabaal dageysay dhalashadeeda 50aad ayay sheegtay iney isku maleyso wali iney tahay gabar 12 jir inkastoo haatan u dabaal dageyso sanad guuradeedii 50aad.
Mariah Carey ayaa kamid ah fanaanadaha fara kutiriska ah ee ku guuleystay in muuqaalkooda taxadar badan ku sameeyaan lagana dareemin iney sii duqoobayaan.